May
02

Taman Somalia Waa Xaafad Ku Tiila Magaalada Kuala Lumpur Ee Caasimada Dalka Malaysia

Waxaa soo diray: saciidnadaara

Xaafadaan oo Magac ahaan lagu Magcaabo Taman Melati ayaa Dadka Ku Dhaqan Xaafadaas waxaa ay u arkaan inay haatan u muuqato Xaafad ay Dhamaan Daganyihiin Dad Soomaalia oo u badan arday iyadoona Xiligaad

Marasyid Ad u malaynaysid Inaad Dhex Taagan Tahay Xaafad Ku Taala Dalka Soomaalia,


Xaafadaan ayaa waxaa ay tahay Xaafad aad u balaaran una baaxadweyn iyadoona ay hoos yimaadaan Xaafdo aad u Tirabadan,

Xaafada ayaa waxaa ay Tahay Xaafad aysan Dhamaan soomaalida Joogta Dalka Malaysia aysan Marnaba ha,ahaatee Ka Maarmin oo ay Khasab ku tahay Inay Yimaadaan,iyadoona Dhamaan Shirkadaha Xawaaladaha ee Soomaalidu ay Isticmaalaan ay ku yiilaan,

Taman Melati ayaa la aaminsanyahay Inay Daganyihiin Soomaalia aad u farabadan oo Xiligaas Dhex Maraysid ay ishaado Qabanayso Soomaalia Isla Taagan oo Wada Sheekaysanaya Halka Qaarkoodna ay Fadhiyaan Xaadiiqado loogu Tala galay Fadhiga oo Isla Xaafada ku yaala,

Waxaa kalayto ku yaala Makhaayad ay Soomaalidu aad u isticmaalaan Halkaas ay isugu yimaadaan oo shaaha ka wada Cabaan Dhamaantood,Meherada oo ay Soomaali leedahay ayaa waxaa kalayto ku yiila Hotel ay Soomalida an xaafadaha Daganayn ay Dagaan ama ku meel gaar ahaan u dagaan,

Tax-siilayaasha isaga kala Goosha Xaafadaha Kala Duwan ee Magaalada ayaa Maalin Maalha Ka Mid waxaan soo raacay Mid ka mid ah isagoona Sheeko aad u dheer oo an laga lay ii sheegay inay Xaafadaan ay tahay mid ay Soomaalidu aad Ugu Badanyihiin Sidaas owgeed-na ay ku Magacaabaan Taman Somalia,

Inkastoo aysan Jirin Meelo Gaar ah oo Soomalidu Sigaara u leedahay ayaa Hadana Goobaha Timaha Lagu Jarto Iyo Goobaha Net-ka Laga Isticmaalaba Waxaa Iska Leh Dadka Dalka U Dhashay,

Goob Timaha Lagu Jarto oo Kutiila Taman Somalia oo Horay Loo Yaqiinay (Taman Melati) oo an Booqday ayaa dhamaan Waxaa Goobta Timaha Ku Jaranayay Dad u Badan soomaalia Shaqaalaha Timaha Jarayay ee Ka Soo jeeda Dalka Hindia Ayaa Waxaa ay yihiin kuwo si,aad ah u yaqiina Looqa Somaliga oo La Qabsaday Somalida ay Timaha Ujaraan,

Mid Ka Mid ah Shaqaalaha tima Jaraha oo an Waraystay ayaa waxaa uu ee shiigay Inay 78% ay timaha u jaraan Dad Somalia,Intaan la sheekaysanayay ayaa Mudo Ku Dhow 5 Daqiiqo Waxaa uu igu lahadlaya Luuqa Somaliga oo uu sheegay Inuu Eray Eray uga Bartay Somalida oo uu Badanaa Luuqada Somligaa Kula Hadlo,

Maxaafada Ayaa Haatan Guud ahaan Waxaa ay Tahay Mid Buuxsantahay oo aysan Jirin boos Ka Banaan Inkasto Intaad Joogtid ad arkaysid Soomali Badan oo Guryo Ka Raadinaysa,iyadoona Goobta Tareenada Lagu Raaco ay aad ugu dhowdahay,Halka Kuwo kalayto ay aad uga Fogyihiin oo Ardayga ay ku noqonayso Inuu Mudo u soo Socdo oo Safar dheer u soo galo Train Statin-ka,

ImageHalkan ka dhegeyso BBC-da
04:00 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

ImageRaadso warar..
Ku qor halkan xarfo:


ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»»  Alxaq.com
»»  4 Somali Medical.
»»  Kafaalo+Agoon
»»  Afnugaal.com
»»  Aldalka.com
»»  Allgedo.com
»»  Afmaal videos
»»  alltaleex.com
»»  allmudug.org
»»  allpuntland
»»  allsanaag
»»  allwadani
»»  aminarts

»»  beerdhiga
»»  buurhakaba
»»  bbcsomali
»»  boocame.com
»»  dayniile
»»  danowadaag
»»  dailypuntland
»»  puntlandnews
»»  puntlandpost

»»  hiiraan
»»  halgan
»»  hornafrik
»»  horseednet
»»  markacadey
»»  shabelle
»»  calanka
»»  Carmooyin
»»  qaranimo