Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
May
02
Sawir Qaadihii Al-Jaseera Saami Al-Xaaj Oo Laga Siidaayay Xabsiga Guantanamo Bey
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Waxaa shalay Xabsiga Guantanamo Bey laga Siidaayay Sawirqaadihii Talefishinka Al-Jazeera isagoo Xabsigaas ku jiray Mudo aad u dheer,isagoona Haatan gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimada Dalka
Sudan,oo imika si wanaagsan loogu soo dahweeyay,
Saami Al-Xaaj oo isagu u dhashay dalka Sudan ayaa la xiray sannadkii 2001-dii xilli uu shaqo u joogay magaalada Qandahar ee dalka Afganistaan,
Sami Waxaa uu mudoo bilo ah ku xirnaa Qaacidada Maraykanku ku leeyahay Kabul ee lagu magacaabo Bagram,ka dibna waxaa loo duuliyey Jeelka Weyn ee shalay laga soo daayey ee Guantanamo Bay,lagumana soo oogin wax danbi ah,isla markaana lama hor gayn wax Maxkamad ah,
Dalka Sudan Ayaa Si Wanaagsan loogu Soo Dhaweeyay iyadoona Garoonkii uu ka soo daganayay ay Buux dhaafiyeen Shacabweyn aad u faraxsanaa oo soo dhawaynayay,
Dadkii soo dhaweynayay ayaa waxaa ka mid ahaa eheladiisa oo iyagu siidayntiis aad ugu farxay haatan dhamaantood ay aad ugu faraxsanyihiin,
Saami ayaa waxaa uu mudo Sanadan ah ka soomay cunada iyadoona Ciidamada maraykanka ee xabsigaas Joogay ay khasab ku siinjireen Cunada Qaarkooodna ay dhibaatooyin farabadan kala kulmeen Cunto siintiisa,iyadoona caafimaadkiisa aad looga dayrinjiray,
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





