Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
21
Raad Internatonal TV Oo Dhawaan Hawada Ku Soo Biiraya
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Taleefishinka Raad International oo noqonaya Tv ku hadla afka Soomaaliga ayaa dhawaan Hawada Ku Soo Biiraya Taleefishinkaan oo Laga Dhagaysan Doono Dhamaan Caalamka ayaa waxaa Xafladiisa
uritaanka ay ka dhacayaan Magaalada London ee Xarunta Dalka Britain,
Taleefishinka ayaa waxaa ka howl gali doona Wariyaal si aad ah looga yaqiino Dalka Soomaalia Horayna oga soo shaqeeyo Idaacadi iyo Talefishino iyo raadiyaalba ayna dadka Soomaaliyeed si aad ah ugaranayaan,
Maalinta Jimcaha waxaa la qabanayaa xafladii furitaanka Taleefishinka,Furitaanka TV-ga ayaa waxaa lagu marti qaaday ganacsato,siyaasiyiin, aqoonyahano, iyo dadka laf-dhabarka u ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska, waxaana looga soo qeybgalayaa hab martiqaad ah,
Taleefishinka ayaa waxaa u sitoos ah wahawada u soo galayaa 2-da bisha May oo haatan albaabka nagu soo garaacaysa amaba Maalmo saas u badan aysan naga xigin,
Tv-ga Raad International ayaa waxaa 2 May sitoos ah dadweynaha Soomaaliyeed ay sitoos ah uga daawandoonaan Frequency: 3551 Horizontal Symbol rate: 1333 FEC: 3/4 Transponder:4GL,
Wariyaasha ka qayb galidoona Furitaanka Talefisheenka amaba ka howl galidoona ayaa waxaa ka mid ah weriyeyaasha ka ah, Axmed Xasan Cuuke, C/salaan Hareeri, Maxamed Ducale, Maxamud Dalmar, C/shakuur Cali Mire, Cali Axmed Rabi, C/xaafid iyo Amran,
Talefishenka Raad International ayaa hada waxaa sitoos ah Looga Dhagaysandoonaa Afrkara, Carabaha, Australia,bisha June ayaa sidoo kalaytna Waxaa laga wada daawan Doonaa Qaarada Yurub,
Contact:Xafiiska Warqabadka allkismaayo.com allmudug.org + Iqrasomali.com Ee Dalka Malaysia Saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





