Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
21
Faafaahin Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Xalay Fiidkii Lagu Weeraray Malaysia
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Waxaa xalay fiidkii weerar xoogan ay kooxo hubaysan weerar ku soo qaaday dhalinyaro soomaaliyeed oo ku sugnaydGoob Internet Caffe af oo aalaaba soomaalidu si aad ah u isticmaalaan,iyadoona Bur bur
xoogan uu soo gaaray Goobta Netka ah,
Kooxahaan ayaa waxaa ay ku hubaysnaayeen Sil silado,Burar,Koofiyadaha Mootooyinka iyo Biro iyagoona Dhamaantood wada watay Mootooyin oo halkii mooto ay saarnaayeen ku dhawaad laba qofood,
Weerar-ka ayaa waxaa uu ku bilowday dil ay kooxahaan hubaysan kula kaceen wiil dhalinyaraa oo dagan meel an saa uga fogayn goobta Inernet-ka iyagoona dhaawac xoogan ugaystay yar-ka oo Net-ka soo galay isagoo Dhiig ka da,ayo wajegiisa oo soomaalida ku sugnayd Goobta ka codsanayay inay u soo gur madaan,
Dhalinyarada soomaalidaa qaarkood oo isku da,aya inay u gurmadaan yarka u baxay banaanka aya waxaa ay indha saareen guud ahaan goobta oo ay hareeyeen kooxaha oo Mootooyin wadta kuna hubaysan qalabkii an kor ku soo xusnay,
Dhalinyarada soomaalidaa ayaa dib ugu soo gurtay goobta net-ka iyagoona kooxihii ay xoog ku soo galeen goobta Net-ka iyagoona Ku bilaabay burar wiilkii soomaaliga ahaa ee ugu so keeyay,
Soomaalida ayaa waxaa ay ka wada carareen Markii danbayto goobtii Hoose iyagoona dabakha qaybtiisii kore u cararay kooxaha oo dabacsanaa inay qaybta kore uga daba tagaan soomaalida ayaa waxaa ay Dhalinyaradu u adeegsadeen kuraas iyagoona jaran jarada kii soo fuula la dhacayay Kuraasta kuna Buufinayay Sunta lagu damiyo Dab-ka,
Kooxaan ayaa Markii danbe waxaa ay xoog ku soo jabiyeen albaakii kor oo Muraayado ka samaysnaa oo ay markii danbe u suurowday inay gudaha u galaan qaybta kore oo ay guud ahaan Dhalinyaradii Soomaalida ahayd ee ku sugnaa net-ka,
Dhalinyarada Soomaalida oo damacsanaa inay isaga cararaan goobta ayay garan waayeen dhan ay uga cararaan Dhalinyara Malaygaa ee u dhalatay Dalka Malaysia, Markii danbe ayay u carareen goobtii jaranjarta ahayd ee ay guraasta ku awdeen iyagoona isku buurtay goobta oo misna Naqansku ku xirmay markii sunta Dabka lagu damiyo ay ku buufiyeen goobta,
Markii danbe ayaa waxaa soo galay nin aad u buuran oo kursi la dhacayay qofkii ka hor yimaado iyadoon qaarkood ay ku dhawaaqayeen irayo ay ka mid ahaayeen I am muslim , I am Kenyati I am not Soomaali,Markii danbe ayay Dhalinyarada waxaa u suurta gashay inay xoog ku maraan albaaka oo ay buux dhaafiyeen iyagoo qaarkood waxyaabo badan ay ka wada carareen waxaa ka mid aha wax yaabihii ay ka carareen Mobilo ,Basabooro ,qaar ayaa iyaguna ka cararay Gabahooda sidii ay indhahaygu qabanayeen maraan la kulmau dhalinyaradii soo carartay oo goob xaafada u dhow ku sheekaysanaya dhacdada,
Nin siyaasiya oo an maanta la kulmay ayaa waxaa uu iika waramay xaalada dhalinyaradaan rabshadaha wada isagoona ii sheegay inay rabshadahaan ka danbeeyaan kooxo ay soo abaabuleen dad siyaasiyiin ah oo mucaarad ku ah Dowlada oo doonaya inay khal khal galiyaan amaanka Dalka,
Sikastaba ha,ahaatee Weerarkaan ayaa waxaa ka horeeyay dil loogaystay Wiil u dhashay Dalka Yaman oo goobta meel an ka fogayn ay tooreeyeen xili uu goobta Marayay,Safaarada Dalka Yamen ayaa iyana shaacisay in hadii qof danbayto laga dilo ay dhamaan dadkeeda dalka kala bixi doonto,sida an ka soo xiganay yarka la dhaawacay,oo safaarada tagay,
Xaafada dhalinyarada lagu soo weeraray ayaa waxaa ay tahay Xaafada UTAMA gaar ahaana MELATI UTAMA oo ah xaafada ay soomaalidu sida aadka ah ay u daganyihiin,
Goobta netka ayaa waxaa iska lahaa Dad u dhashay Dalka China oo iyagu aanan lahayn awood saas u xoogan oo ay isaga celinkaraan Dhalinyaro Dalka u dhalatay,
Dhibaatada loogaysto Soomaalid ayaana ahayn Mid mar ama labo jeer ah iyadoona loo arko hada inayba soo badanayso,
Goobta Net-ka ama internet-ka ayaa waxaa soo gaaray Bur Bur aad u xoogan oo ay guud ahaan albaabadii Goobta oo Muraayado ka samaysnaa ay bur buriyeen,
Contact:Xafiiska warqabadka iqrasomali.com ee dalka malaysia saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





