Apr
21

Roobab Khasaaro Gaytay Oo Ka Da,ay Degmada Wanle-weyn

Waxaa soo diray: saciidnadaara

Wanle-weyn:Robab lagu diirsaday ayaa maalmihii la soo dhaafay Ka da,ayay Gobalada Dhexe ee Dalka Soomaalia sida ay waraku nagu soo gaarayaan Roobabkaan ah Kuwii Gu,a ayaa dad aad ufarabadan ay ku

diirsadeen iyadoona ay ku soo aadeeb xili ay abaaro xun taaganyhiin,

Wararka naga soo gaarayo Tuullooyinka Leego, Yaaq Barri-weyne ilaa Garoonka Balli-doogle ee Galbeeddka Degmadda Balli-doogle ayaa waxay ishaarayaan inuu xalay roob lagu diirsaday ka daĦŻay Tuullooyinkaasi oo ay maalmihii la soo dhaafay ka jireen abaaro iyo biyo laĦŻaan baahsan,

Roobabkaan ayaa lagu soo waramayaa inay geesteen khasaare u badan Bur bur aad u xoogan oo ay u geesteen Guryo cooshada ah oo haatan dadkii daganaa ay Meelay gabaad ka dhigtaan layihiin,

Dhanka kalayto Roobab mahiigaan ah ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa ay ka da'yeen Degmada Ceeldheer iyo deegaano kala duwan oo hoos yimaada waxaana roobabkaasi ahaayeen kuwa da'ayay in ka badan sadex maalmood kuwaasoo an geeysan wax qasaare ah isla markaana ay ku diirsadeen dad iyo duunyaba,

Roobabkani ayaa yimid xili deegaankaasi laga soo sheegayay abaar galaafatay inta badan nolosha xolihii dadku dhaqanayeen iyo biyo la'aan, waxaana dadka deeganadaasi ay sheegayaan in labadii sano ee ugu danbeeysay ay roobabku aad ugu yaraayeen deeganadaasi,

Dhinaca Gelinkii dambe ee xalay ilaa Waaberigii hore ee saakayto, waxaa magaalladda Muqdishu ka daĦŻay roob wax weyn ka beddelay jawigii kulaylka ahaa ee muddooyinkan ka jiray magaalladda Muqdisho,


Contact:Xafiiska Warqabadka Iqrasomali.com ee Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com

ImageHalkan ka dhegeyso BBC-da
04:00 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

ImageRaadso warar..
Ku qor halkan xarfo:


ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»»  Alxaq.com
»»  4 Somali Medical.
»»  Kafaalo+Agoon
»»  Afnugaal.com
»»  Aldalka.com
»»  Allgedo.com
»»  Afmaal videos
»»  alltaleex.com
»»  allmudug.org
»»  allpuntland
»»  allsanaag
»»  allwadani
»»  aminarts

»»  beerdhiga
»»  buurhakaba
»»  bbcsomali
»»  boocame.com
»»  dayniile
»»  danowadaag
»»  dailypuntland
»»  puntlandnews
»»  puntlandpost

»»  hiiraan
»»  halgan
»»  hornafrik
»»  horseednet
»»  markacadey
»»  shabelle
»»  calanka
»»  Carmooyin
»»  qaranimo