Apr
16

Axmed Xasan Cowke iyo wariye Cabdisalaam Maxamed Hereri Oo Isaga Tagaya VOA-da

Waxaa soo diray: saciidnadaara

Warar-ka Shabakada Wararka allmudug.org ay kahelayso Dalka Maraknka gaar ahaana Magaalada Warshinton ayaa sheegaya in labada wariye ee ugu caansan Dalka Soomaalia dhawaana ku biiray VOA-da in ay dhawaan

isaga tagi doonaan Idaacadaas ayna joojin doonaan shaqada ay idaacadaas ka hayaan,


Warkaan ayaa waxaa inoo xaqiijiyay dad ku dhow dhwo wariyaashaan ooku sugan Magaalada Warshintoon,

Labadaan Wariye ayaa waxaa ay ka shaqaynjireen Idaacada Bbc-da laanteeda Afka Soomaali ee ku taala Magaalada London iyagoona Markii Danbayto Idaacadaas isaga soo huleelay Markay Idaacadaan oo cusbayd Boos ka heleen,

Wariyaash oo ah wariyaal Guud ahaan Dalka Soomaali iyo Caalamka laga yaqaano ayaa waxaa markii ay Bbc-da ka soo tageen aad looga taba iyadoona bbc-du ay dhutus bilowday Markay labadaa wariye isaga holeeleen,

VOA-da ayaa iyana waxaa ay u mooqataamid aad u tabaysa labadaan wariye Markay shaqada isaka tagaan,Axmed Xasan Cowke iyo Cabdi Salaan Maxamuud Harare ayaa iyagu Maamulka Idaacada ogaysiiyay Inay shaqada dabayaaqada Bishaan isaga tagi doonaan oo ay joojindoonaan shaqada ay Idaacadaas kawadaan,

Labadaan wariye iyo wariyaal kalayto oo horay uga soo shaqaynjiray Bbc-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay shaqo ka heleen Television Cusub oo ku hadli doona Afka Soomaalia kaas oo dhawaan hawada soo gali doona,

TV-gaan Cusub ayaa waxaa loogu Magacdaray Raad Television (Raad TV isagoona ku bixidoona af soomaali,

Wariyaashaan iyo wariyaal kalayto oo aad u farabadan ayaa shaqo ka helay (Raad TV) oo dhawaan soo galidoona hawada xaruntiisuna ay tahay Magaalada London ee Xarunta Dalka Britain,

Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara

Contact:Xafiiska warqabadka iqrasomali.comee Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com


ImageHalkan ka dhegeyso BBC-da
04:00 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

ImageRaadso warar..
Ku qor halkan xarfo:


ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»»  Alxaq.com
»»  4 Somali Medical.
»»  Kafaalo+Agoon
»»  Afnugaal.com
»»  Aldalka.com
»»  Allgedo.com
»»  Afmaal videos
»»  alltaleex.com
»»  allmudug.org
»»  allpuntland
»»  allsanaag
»»  allwadani
»»  aminarts

»»  beerdhiga
»»  buurhakaba
»»  bbcsomali
»»  boocame.com
»»  dayniile
»»  danowadaag
»»  dailypuntland
»»  puntlandnews
»»  puntlandpost

»»  hiiraan
»»  halgan
»»  hornafrik
»»  horseednet
»»  markacadey
»»  shabelle
»»  calanka
»»  Carmooyin
»»  qaranimo