Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
16
Urur-ka Dib U Xoraynta Somalia Oo Ka Tanaasulay Mowqifkii Ay Horay Ku Taagnaayeen
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Urur-ka Lamagacbaxay dib u xoraynta Dalka Soomaalia oo fadhigoodu yahay Magaalada asmara ayaa waxaa shaaca ka qaadeen inay ka tanaasuleen hadal ay ku xirijireen Inay Dowmada Soomaalia wada hadal la galaan,
Hadalkaan oo ahaa in ay Dowlada Soomaalia Wada Hadal lagalayaan Marka Ciidamada Dalka Ethipoia laga saarodalka Soomaalia,iyadoona haatan loo arko inuu urur-kaas uu soo dabcay oo diyaar u yahay inuu wada hadallagalo Dowlada Soomaalia,
Hadalkaan ayaa waxaa shaaca ka qaaday gudoomiyihii Hore ee Dwolada Soomaalia oo isagu kamid ah Urur-ka Dib u xoraynta Shariif Xasan Sheekh Aadan,Hadaalkaan ayaa waxaa uu ku sheegay maruu lahadlayay Warbaahinta Magaalada Muqdisho,
Sheekh shariif ayaa waxaa uu sheegay inay tanaasulkaan muujiyeen Markay eegeen Danaha Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Gudaha Dalka Soomaalia,
Isagoona sheegay inay Diyaar u yihiin wada hadal ay lagalaan Dowlada Soomaalia kulankana ay dhix dhexaadintoonto Qaramada Midowbey,
Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara
Contact:Xafiiska Warqabadka iqrasomali.comEe Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





