Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
16
Diyaaradaha Dagaalka Maraykan-ka Oo Soo Caga Dhigtay Magaalada Ber-Bera
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Wararka Naga Soo Magaalara Magaalada Ber-Ber ayaa sheegaya inay shalay galinkii danbe ay soo caga dhigteen Diyaaradaha Dagaalka oo la shaaciyay in laga lahaa Dalka Maraykanka,iyagoona ka soo kici timay Maraakiibta Maraykanka Ee Ku Sugan Badweyn-ta Indian Ocean-ka,
Diyaaradahaan oo ahaa nooca Dagaalka ayaa soo caga dhigtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ber-Bera ee Maamulka Soomaaliland,Maamulka Somaliand ayaana jirin wax tafaasiil ah oo ay ka bixiyeen Diyaaradahaan Dagaalka ee Soo caga dhigtay Magaalada Ber-Bera,
Diyaaradaana ayaa ku soo aadayaa xili Madaxweynaha Maamulka Somaliand uu kal horay sheegay in Maamulkiisu uu soo dhaweynayo Hadii Dwolada Dalka Maraykan-ka saldhig Militari ka samaysanayso dgaankaas,
Dadka ku dhaqaan Degaanadu uu ka arimiyo Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay yihiin kuwo Hadal haya Diyaaradahaan Laga leeyahay Dalka Maraykan-ka ee soo caga dhigtay degaanadooda,
Maraakiibta Dalka Maraykanka ayaa waxaa ay ku wada suganyihiin Xeebaha Dalka Soomaalia iyagoona Xafiiskooda ugu weyn ee Qaarada Africa uu ku Yaalo Magaalada Jabuuti,
Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara
Cntact:Xafiiska Warqabadka iqrasomali.com ee Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





