Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
16
Magaalada Bacaadweyn Ee Gobalka Mudug Oo Biyo La,aan Baahsan Ay Ka Taagan Tahay
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Magaalada Bacaadweyn ee Gobalka Mudug ayaa waxaa kataagan biyo la,aan aad u baahsan oo guud ahaan Magaalada iyo Tuulooyinka ka ag dhow si aad ah looga Dareemay,Biyahaan ayaa waxaa ay yihiin kuwa xareedaa oo ay dadku Cunayiinka ku karsadaan,
Dadweynaha Ku dhaqan Magaalada Bacaadweyn oo soo dhaansada biyaha ceelasha ayaa waxaa la,yihiin ku nadiif ah oo ay cunada ku karsadaan,
Biyaha Xareeda ah ayay awal dadku cunada ku karsanjireen iyadoona aysan haatan wali da in roobabii gu,a oo laga heli jiray biyaha xareeda ah oo wax lagu kar sado,
Biyaha xareedaa oo ay soo dhaaminayaan Booyadaha ayaa waxaa 40 tankii fuusto lagu keenayey 4000.000 Kun Shinlling Somalia,
Dadkaan oo ay u daran tahay biya xareedaa oo aalaaba Cunada iyo biyaha lacabolagu qasto ayaa waxaa ya kacabsi qabaan inay waayaan biyaha xareedaa iyadoonaa haatan Fuustadii ay marayso Biyaha xareeda ah 160 kun oo shilin,
Iyadoonaay iibsanayaan oo kalia dadkaiyagu awooda inay kharashaadkaas iska bixiyaan,
iyadoo aanay lahay magaaladu maamul shaqeeya oo kala hadlaya maamulka Puntland arimaha kajira magaalada odayaasha magaalada ayaa qaylo dhaan udiray maamulka Puntlan iyo haayadaha gargaarka bixiya iyadoo aanay jirin cidwali kasoo jawaabtay codsigaas aydireen duqayda iyo waxgaradkagaaladaasi,
Wixii ku soo kordha Hamoogaan allmudug.org
Maxamed Qarane
Warqabadka iqrasomali.com
Ee Magaalada Bacaadweyn /Mudug
xanafcade@hotmail.com
Xafiiska Warqabadka iqrasomali.com Ee Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





