Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
16
Madaxweynaha Somalia Oo Isagoo Ku Sugan Magaalada New York Ka Hadlkay Arimo Badan Oo Ku Saabsan Somalia
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Madaxweynaha Dowlada Soomaalia Md/C/llaahi Yusuf Axmed oo haatan ku sugan Magaalada New York ee Dalka Maraykanka waxaa uu ka hadlay Xaalada Dalka Soomaalia haatanka taagan iyoarmo badan oo ku saabsan dib u heshiisiinta,
Madaxweynaha ayaa waxaa uu soo dhaweeyay wada hadalnabad loogu raadinayo oo Dowlada Soomaalia ay la gashomucaaradka fadhigoodu yahay Magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Eritrea,
Madaxweynaha ayaa waxaa uu tilmaamay in wada hadalay lagalaanmucaarad uu yahay mid wanaagsan oo Soomaalia xalloogu raadinayo lakiin kooxaha Mucaarad ayaa waxaa uu sheegay inay yihiin kuwo wajiyo badan leh oo an meel oo loo raaci karo aysan jirin,
Kooxaha Mucaaradka ayaa alaaba markii ay wada hadal Maqlaan waxaa ay ku xiraan in Ciidamada Dalka Ethiopia laga saaro,
Madaxweynaha ayaa waxaa uu tilmaamay inay Ciidamada Dalka Ethiopia ay waxyaabomihiim ah ka qabteen haatana ka hayaan inay ka baxaana aysan ahaan dooonin arin macquul ah,
Madaxweynaha ayaa dhanka kalayto sheegay in jagadiisa aysan gor gortan noqon doonin, isla markaana jagooyinka Mas'uuliyiinta Dowladda aan wada hadalka ku jirin
Madaxweynaha ayaa sidoo kalayto waxaa uu sheegay in labada xilal ee kala ah Madaxweni Nimada iyo Gudoomiya Barlamaanka iyo Raysulwasaaruhu aysan
Madaxweynaha Soomaalia ayaa dhanka kalayto waxaa uu Ciidamo caalamiya ka codsaday Qaramada Midowbey oo haatan uu ku suganyahay Magaalada Xarunta u ah,
Dhanka kalayto Wasiirka arrimaha dibabda dalka Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jengeli oo xalay shir jaraa¡¯id ku qabtay xarunta golaha amaanka ee Magaalada New York ayaa sheegay in dowladiisu ay ku boorineyso golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in uu Soomaaliya u soo diro ciidamo nabad Ilaalineed oo caalami ah si loo sii dar dar geliyo barnaamijka nabad kusoo dabaalida dalka Soomaaliya
Hadaladaan ayaa ku soo beegmaya xili saacadaha soo socda Magaalada New York uu ka furmo shir labomaalmood soconaya oo ay eelanayaan ogaamiyaasha Dalalka Afirca iyo Golaha Amaanka iyadoona shirka uu hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Kenya Moi kibaki,
Shirkaan ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii qaramada midowbey ay ciidamo Caalamiya ugu soo diri lahayd dalal Africaan ah oo uu kamid yahay Dalka Soomaalia,
Madaxweynaha Dalka Kenya oo hogaaminaya Kulankaan ayaa waxaa uu kamid yahay Madaxda sidii aadkaa ugu olalaynaya in ciidamo Caalamiya loogu soo dirilahaa Dalka Soomaalia oo haatan ay ku suganyihiin Ciidamada AMINSOM Ciidamadaan oo ka kala socda Dalalka Brundi iyo Uganda ayaa waxaa ay gaarayaan 2,300 askari,
Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara
Contact:Xafiiska Warqabaska iqrasomali.com Ee Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





