Apr
13

UN-ka Oo Shaaca Ka Qaaday In Bisha Soo Socota Dalal Ay Ku Jirto Soomaalia Loo Soo Dirayo Ciidamo Caalamiya

Waxaa soo diray: saciidnadaara

Golaha amaanka ee Jimciyada Qurumaha Ka dhaxaysa in dalal ku yaala qaarada Afrca oo ku jira xaalado cakiran in loo soo diro Ciidamo Caalamiya Dalalkaas oo ay ka mitahay Dalka Soomaalia oo haatan ay ku suganyihiin Ciidamada AMISOM,

Bisha soo socota Dalalka kala ah Somalia,Sudan Gaar ahaana Gobalka Darfuur ,Chat, Congo iyo Ivory Coast ayaa waxaa la qorshaynayaa Ciidamo Caalamiya oo loo soo diro sida dhibaatooyinka ka taagan wax looga badalo,

Golaha amaanka ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Dalalkaas loo soo dirayo ay isku jiro doonaan kuwo UN-ka ka socda iyo kuwo ka socda dalal Africaan ah loo diro doona waxaana loogu Magacdari doonaa Ciidamadaas Uninet,

Golaha ayaa sheegay inay isku dayayaan tilaabo dalalkaas wax looga qabanayo dhibaatooyinka ka taagan xiligaan oo sii baahaya,


Xafiiska Warqabadka iqrasomali.comee Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com

ImageHalkan ka dhegeyso BBC-da
04:00 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

ImageRaadso warar..
Ku qor halkan xarfo:


ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»»  Alxaq.com
»»  4 Somali Medical.
»»  Kafaalo+Agoon
»»  Afnugaal.com
»»  Aldalka.com
»»  Allgedo.com
»»  Afmaal videos
»»  alltaleex.com
»»  allmudug.org
»»  allpuntland
»»  allsanaag
»»  allwadani
»»  aminarts

»»  beerdhiga
»»  buurhakaba
»»  bbcsomali
»»  boocame.com
»»  dayniile
»»  danowadaag
»»  dailypuntland
»»  puntlandnews
»»  puntlandpost

»»  hiiraan
»»  halgan
»»  hornafrik
»»  horseednet
»»  markacadey
»»  shabelle
»»  calanka
»»  Carmooyin
»»  qaranimo