Apr
13

Madaxweynaha Soomaalia Oo Gaaray Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya

Waxaa soo diray: saciidnadaara

Madaxweynaha Soomaalia C/llaahi Yusuf Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Manta Gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya,isagoona la filayo inuu uga sii kicitimo Magaalada Xarunta u ah Qaramada Midowbey ee New York,

Madaxweynaha Soomaalia ayaa waxaa uu ka kicitimay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia oo Mudooyinkii ugu Danbeeyay Ku Sugnaaa Isagoona ka Duula Adan Cade International Airport,

Madaxweynaha oo haatan ku sugan Caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa uu u kicitimidoonaa Magaalada New york ee Dalka Maraykanka Xaruna u ah Qaramada Midowbey isagoona ka qayb galaya Shirka Qaramada Midowbey uga furmaya Magaalada New York 16-Bishan aynu ku jirno,

Madaxweynaha ayaa waxaa inta uu san gaaran Magaalada New York waxaa uu Safar gaaban ku tagayaa Magaalada London ee Xarunta Dalka Britain,isagoona kulamo gaara la qaadan doona Mas,uuliyiinta Caalamka iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaaladaas Joogta,

Ugu Danbayn Madaxweyne C/llaahi Yusuf ayaa waxaa uu tagi doonaa Magaalada Washinton DC oo kulamo laqaadan doono Mas,uuliyiinta Marakanka isagoona la filayo inuu Kala Hadli Doono an saxinta Ciidamo Caalamiya oo loo soo diro Dalka Soomaalia,

Sikastaba ha,ahaatee Safarka uu Madaxweynaha Soomaalia C/llaahi Yusuf Axmed Ku Tagay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa ku soo aadaya Xili Magalaada Nairobi ay ku wada suganyihiin oo kulan qaas ah shalay yeesheen Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Cade Muuse iyo Raysulwasaarihii hore ee Soomaali Pro: Cali Maxamed Geedi

Contact:Xafiiska Warqabadka iqrasomali.com ee Dalka Malaysia Saciidnadaara@hotmail.com

ImageHalkan ka dhegeyso BBC-da
04:00 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

ImageRaadso warar..
Ku qor halkan xarfo:


ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»»  Alxaq.com
»»  4 Somali Medical.
»»  Kafaalo+Agoon
»»  Afnugaal.com
»»  Aldalka.com
»»  Allgedo.com
»»  Afmaal videos
»»  alltaleex.com
»»  allmudug.org
»»  allpuntland
»»  allsanaag
»»  allwadani
»»  aminarts

»»  beerdhiga
»»  buurhakaba
»»  bbcsomali
»»  boocame.com
»»  dayniile
»»  danowadaag
»»  dailypuntland
»»  puntlandnews
»»  puntlandpost

»»  hiiraan
»»  halgan
»»  hornafrik
»»  horseednet
»»  markacadey
»»  shabelle
»»  calanka
»»  Carmooyin
»»  qaranimo