Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
13
Dowlada Kenya Oo Aqbashay In Dalkeeda Lagu Gali Karo Basaboora Cusub Ee DKGS
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Xukumada Dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay aqbashay Baasaboorka Cusub ee Dowlada Soomaali in lagu gali karo Dalkeeda,iyadoona Xukumada Soomaalia iyo Dowlada Kenya uu Xiriir Wanaagsan Ka Dhaxeeyo,
Baasaboorkaan oo dhawaan ay samaysatay Dowlada Soomaalia ayaa waxaa horay u aqbalay Dalalka Caalmak Qaarkood iyadoona ay jiraan dalal Lagu galo hada Baasaboorka Cusub,
Basaboorka Cusub oo ka samaysan Electrnic ayaa waxaa uu yahay mid aad u wanaagsan oo aad u an facaya dad badan oo Soomaalia oo awal ku jahwareersanaa Basaboorkii hore oo Meela qaarkood laga Copy-garaynjiray,
Dowlada Kenya ayaa Bilowday Inay Viso Dal ku gal ah ku dhufato Basaboorka Cusub ee Dowlada Soomaalia ay samaysatay ,iyadoona Soomaali aad u fara badan ay arintaan aad u soo dhaweeyeen,
Safiirka Dowlada Soomaalia u fadhiya Dalka Kenya Amp. Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxaa uu isna sheegay Maruu ka hadlayay inuu aad ugu faraxsanyahay ayna dadka soomaaliyeed u fududaandoonto inay Dalka Kenya Si fuduud ku soo galaan,
E-Passport oo ah baasaboorka Cusub ee Dowlada Soomaalia ay sameesay ee badalaya kii hore ayaa waxaa ay Dowladu shaacisay kal haryto in dalal Dhowr ah ay qaadan doonaan basaboorka iyadoona haatan ay jiraan xarumo badan oo baasaboorka laga bixiyo,
Tilaabadaan ay ku dhaqaaqday Xukumada Kenya ayaa waxaa si wanaagsan u soo dhaweeyay Dhamaan Soomaalida ku dhaqan Dalka Kenya iyagoona dhamaantood hadal hayay ansaxinta ay dowlada Kenya an sixisay in basaboorka cusub dalkeeda lagu gali karo,
Soomaalida Doonaysa inay Dalka Kenya galaan ayaa waxal waxaa ay marijireen safar aad u dheer iyagoona dalka Uganda ka soo galijiray Dalka Kenya taas oo ka danbeesay basaboorkii hore ee fujiska,ahaa ee Dowlada Kenya aysan qaadanjirin,
Xafiiska Warqabadka iqrasomali.com Xafiiska Warqabadka allmudug.org saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





