Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Apr
11
Duqayn Xoogan Oo Loogaystay Burcadii Siidaysay Markabkii Laga Lahaa Dalka France
Waxaa soo diray: saciidnadaara
Raysulwasaaraha Dalka France Nicolas Sarkozy oo goordhaweed Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Paris waxaa uu shaaca ka qaaday la lasiidayay Shaqaalihii looga haystay Xeebaha Dalka Soomaalia
Nicolas Sarkozy ayaa shirka jaraaid waxaa uu kalayto ku sheegay in ilaa hada lahaysto Markabkii lakiinsa la siidayay Shaqaalihii Saarnaa oo gaarayay 30-ruux,
Wararka shabakada wararka allmudug.org soo gaaraya ayaa sheegayay inay Burcada badeeda haysatay Shaqaalahaan ay qaateen lagac Madaxfurashaa oo ay ka qaateen Markabka ay afduubka ku haysteen,
Markabkaan ayaa waxaa uu ahaa nooca loogu tala galay Dalxiis iyadoona dadka saarnaa oo gaarayay 30- ay dhamaantood ahaayeen shaqaalihii Markabka,
Gudoomiyaha Gobalka Waqooyi Bari ee Soomaalia Muuse Gele Yuusuf ayaa kal hore waxaa uu fasax siiyay Ciidamada NATO inay Markabka xoog ku soo furan karaan,
Wararka Goordhaweed Shabakada wararka allmudug.org ka soo gaaraya Degmada Jariiban ayaa xaqiijinaya inay Diyaaradaha dagaalka ee Dowlada France ay duqayn xoog leh u gaysteen kooxihii afduubka u haystay Markabka Dalka France lagalahaa,
Duqayntaan ayaa waxaa ay timid xili saacado ka hor la siidayay Shaqaalihii ajnabiga,ahaa ee saarnaa Markabka Qafaalka loo haystay ee u dhashay Dalka France,
Duqayntaan ayaa waxaa sheegayaa inay jiraan Dhimasho , Dhaawac iyo waliba bur nur xoogan oo ay dagaanka u gaysteen,
Diyaaradaha Dagaalka Dalka France oo ay ku waheliyaan diyaarado kalayto oo laga leeyahay dalal shisheeye ayaa dhawaanahaanba dul heehaabayaan Markabkaan Afduubka lagu haystay,
Ilaa hada Macada khasaaraha dhabtaa ee soo gaaray kooxihii afduubka markabka ku haystee ee bur cad badeeda Soomaaliyeed,
Sikastaba ha,ahaatee lama garanayo in gacanta lagu soo dhigay Bur cad iyo inkalayto,
Wixii ka soo kordha hamoogaan iqrasomali.com
Contact:Xafiiska Warqabadka iqrasomali.com Dalka Malaysia saciidnadaara@hotmail.com
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
Halkan ka dhegeyso BBC-da





