Idacadda Quraanka Kariimka
ee IQRA
Taman Somalia Waa Xaafad Ku Tiila Magaalada Kuala Lumpur Ee Caasimada Dalka Malaysia
(02.May) Xaafadaan oo Magac ahaan lagu Magcaabo Taman Melati ayaa Dadka Ku Dhaqan Xaafadaas waxaa ay u arkaan inay haatan u muuqato Xaafad ay Dhamaan Daganyihiin Dad Soomaalia oo u badan arday iyadoona Xiligaad»»
Sawir Qaadihii Al-Jaseera Saami Al-Xaaj Oo Laga Siidaayay Xabsiga Guantanamo Bey
(02.May) Waxaa shalay Xabsiga Guantanamo Bey laga Siidaayay Sawirqaadihii Talefishinka Al-Jazeera isagoo Xabsigaas ku jiray Mudo aad u dheer,isagoona Haatan gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimada Dalka »»
War Deg Deg Ah: Shaqaalihii iyo Markabkii Spain laga lahaa oo Dalka Somaaliya lagu haystay oo la sii daayey Saacado ka hor.
(27.Apr) War Deg Deg ah: Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xarardheere ee gobalka Mudug ayaa sheegaya galabta lasiidaayey Markabkii laga lahaa dalka Spain ee lagu magacaabay Playa de Bakio,Illaa iyo hada macada in markabkan laga bixiyey lacago madax furasho ah ayadoo la xaqiijinayo in lasii daayey 26kii shaqaalaha ahaa iyo Markabkii ay saarnaayeen.
»»
Raad Internatonal TV Oo Dhawaan Hawada Ku Soo Biiraya
(21.Apr) Taleefishinka Raad International oo noqonaya Tv ku hadla afka Soomaaliga ayaa dhawaan Hawada Ku Soo Biiraya Taleefishinkaan oo Laga Dhagaysan Doono Dhamaan Caalamka ayaa waxaa Xafladiisa »»
Apr
21
Faafaahin Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Xalay Fiidkii Lagu Weeraray Malaysia
Wariyaha: saciidnadaara
Waxaa xalay fiidkii weerar xoogan ay kooxo hubaysan weerar ku soo qaaday dhalinyaro soomaaliyeed oo ku sugnaydGoob Internet Caffe af oo aalaaba soomaalidu si aad ah u isticmaalaan,iyadoona Bur bur
Apr
21
Roobab Khasaaro Gaytay Oo Ka Da,ay Degmada Wanle-weyn
Wariyaha: saciidnadaara
Wanle-weyn:Robab lagu diirsaday ayaa maalmihii la soo dhaafay Ka da,ayay Gobalada Dhexe ee Dalka Soomaalia sida ay waraku nagu soo gaarayaan Roobabkaan ah Kuwii Gu,a ayaa dad aad ufarabadan ay ku
Apr
16
Warar Deg Deg ah Qarax Ka Dhacay Baydhabo & 6-ruux Oo Ciidamad France Ay Dhawaan Kaxaysteen Oo Xabsi Pari Ku Yaal La Dhigay
Wariyaha: saciidnadaara
Wararkii ugu danbeeyay ee soogaaray Shabakada Caalamigaa ee iqrasomali.com ayaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa anagoona adeegsanaynaa warar-ka ay noo soo gudbiyaan dad goobjoogayaal ah naguna kalsoon yahay,
Apr
16
Axmed Xasan Cowke iyo wariye Cabdisalaam Maxamed Hereri Oo Isaga Tagaya VOA-da
Wariyaha: saciidnadaara
Warar-ka Shabakada Wararka allmudug.org ay kahelayso Dalka Maraknka gaar ahaana Magaalada Warshinton ayaa sheegaya in labada wariye ee ugu caansan Dalka Soomaalia dhawaana ku biiray VOA-da in ay dhawaan
Apr
16
Urur-ka Dib U Xoraynta Somalia Oo Ka Tanaasulay Mowqifkii Ay Horay Ku Taagnaayeen
Wariyaha: saciidnadaara
Urur-ka Lamagacbaxay dib u xoraynta Dalka Soomaalia oo fadhigoodu yahay Magaalada asmara ayaa waxaa shaaca ka qaadeen inay ka tanaasuleen hadal ay ku xirijireen Inay Dowmada Soomaalia wada hadal la galaan,
Apr
16
Diyaaradaha Dagaalka Maraykan-ka Oo Soo Caga Dhigtay Magaalada Ber-Bera
Wariyaha: saciidnadaara
Wararka Naga Soo Magaalara Magaalada Ber-Ber ayaa sheegaya inay shalay galinkii danbe ay soo caga dhigteen Diyaaradaha Dagaalka oo la shaaciyay in laga lahaa Dalka Maraykanka,iyagoona ka soo kici timay Maraakiibta Maraykanka Ee Ku Sugan Badweyn-ta Indian Ocean-ka,
16/Apr -- Magaalada Bacaadweyn ee Gobalka Mudug ayaa waxaa kataagan biyo la,aan aad u baahsan oo guud ahaan Magaalada iyo Tuulooyinka ka ag dhow si aad ah looga Dareemay,Biyahaan ayaa waxaa ay yihiin kuwa xar.. »» Akhri
16/Apr -- Madaxweynaha Dowlada Soomaalia Md/C/llaahi Yusuf Axmed oo haatan ku sugan Magaalada New York ee Dalka Maraykanka waxaa uu ka hadlay Xaalada Dalka Soomaalia haatanka taagan iyoarmo badan oo ku saabsa.. »» Akhri
Afmaal videos - afmaal.com
Daawo filimo qiimo badan
Gabayo cusub:
»» Sheikh Raage Axmed
Raadso warar..
Ku qor halkan xarfo:
Links.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:
»» 4 Somali Medical.
»» Kafaalo+Agoon
»» Afnugaal.com
»» Aldalka.com
»» Allgedo.com
»» Afmaal videos
»» alltaleex.com
»» allmudug.org
»» allpuntland
»» allsanaag
»» allwadani
»» aminarts
»» beerdhiga
»» buurhakaba
»» bbcsomali
»» boocame.com
»» dayniile
»» danowadaag
»» dailypuntland
»» puntlandnews
»» puntlandpost
»» hiiraan
»» halgan
»» hornafrik
»» horseednet
»» markacadey
»» shabelle
»» calanka
»» Carmooyin
»» qaranimo
Wareysiyo cod ah oon soo duubnay:
Muxaadarooyinkii u dameeyey ee IQRA:
1: Mowqifka la rabo inuu qofka Muslimka ah iska taago Aduunyada
»» Sheikh Ahmed Mohmed Sulaymaan
2: Tawxiidka Macanaa Si Fiican u Dhagayso
»» Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqolsoo)
3: Dhimashadii Nabi Maxamed Scw Qeybtii Labad New
»» sheikh xasan ibraahim
4: Warbixintii Masjidu Al-hudaa ee Magaalada Garoowe Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Dhagayso
»» Sheikh C/qaadir Nuur Faarax
5: Qisadii Nabi Muuse (Scw) iyo Boqorkii Dalinka ahaa ee Fircoon 1 new
»» Sheikh Xasan ibraahim
6: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Qalbiga bini'aadamka
»» Sh. Shariif C. Nuur
7: dhagayso qabyalada sida ay u gasho qofka islamka
»» Sheikh Max´ed Cabdi Umal
8: Si Fiican u Dhagayso Muxadartan Gabdhaha Wanagsan, Hooyada iwm
»» Sheikh Max´ed Rashaad
9: xasuusnow inaad dhimanayso
»» sheikh maxamed
10: qiso dhab ah oo laga soo wariyay nabi max´ed (scw) nin baras qaba ,nin indhol ah iyo nin bidaara leh
»» sheikh ibraahim
13/Apr -- Golaha amaanka ee Jimciyada Qurumaha Ka dhaxaysa in dalal ku yaala qaarada Afrca oo ku jira xaalado cakiran in loo soo diro Ciidamo Caalamiya Dalalkaas oo ay ka mitahay Dalka Soomaalia oo haatan ay .. »» Akhri
13/Apr -- Madaxweynaha Soomaalia C/llaahi Yusuf Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Manta Gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya,isagoona la filayo inuu uga sii kicitimo Magaalada Xarunta u ah Qarama.. »» Akhri
13/Apr -- Xukumada Dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay aqbashay Baasaboorka Cusub ee Dowlada Soomaali in lagu gali karo Dalkeeda,iyadoona Xukumada Soomaalia iyo Dowlada Kenya uu Xiriir Wanaagsan Ka Dhaxeeyo, »» Akhri
11/Apr -- Raysulwasaaraha Dalka France Nicolas Sarkozy oo goordhaweed Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magaalada Paris waxaa uu shaaca ka qaaday la lasiidayay Shaqaalihii looga haystay Xeebaha Dalka Soomaalia »» Akhri
Halkan ka dhegeyso BBC-da





